Degmada Howlwadaag
Waroodka Howlwadaag waa dagmo ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir 17 diisa degmo waana halbowlaha ganacsiga Soomaaliya gaar ahaan magaalada muqdisho waxaana ku yaal xaruma ganacsi sida shirkada isgarsinta kuwa xawaldaha & suqa ugu weyn wadanka ee Bakaaro. Waana degmada kaliya ee ugu Dugsiyo Sare badan waxaya leedahay Lix Dugsi Sare, waxaana ka soo bixi jiray arayda ugu faraha badan wadanka guud ahaan, waxaa kale oo ay caan ku ahayd dhnaka cayaaraha sida kubadda cagta iyo kolayga oo ah markhaati ma guurtaan siday ugu badnaayeen kooxihii wadanka ka dhisnaa ilaa heer Qaran, waxaa kale oo ay lahayd Garookii ugu weynaa xamar marka laga reebo labada garoon ee caanka sida stadium mugadishu iyo stadium konis. H/wadag waxa ay ukala baxda Xaafado badan:- Wadooyinka mara waxa aya kala yihiin 30ka, Wadnaha, Warshdaha iyo Maka Al Mukaram. Dugsiyada hoose dhexe iyo Sare
Xarumaha Dawladda
Hotelada
Meelaha Caanka ah
Wadooyinka
lamaha howlwadagWaa afar oo kala ah sidaan: -
Jihada
|