Salahad

Salahad (Arabicصلحاد) somali)salaxaad waadegmo kamid ah Dagmooyin hoostaga Gobolka Erer Ee dawlad degaanka Somalida waa dagmo ku caan Ah malabka xoolaha nool buuraha iyo kheyraad kaloo Badan dagmadan waxay Fik u jirtaa masaafo dhan 250 km waxaa hoostaga kudhawaad 15 Tuulo Dadka kunool waxaa lagu qiyaasaa ilaa 20000 oo qof waxa Ay xuduud la leedahay dhinaca waqooyi bari Dagmada lagahida dhinaca waqooyi galbaad Dagmada Saweena ee Deegaanka Oromada dhinaca galbeed na Dagmada Raytu Ee deganka oromiya. Dhina koonfur barina waxay xuduud lawadaagtaa Dagmada Raaso Ee gobolka Afdher

Demographics

Based on the 2007 Census conducted by the Central Statistical Agency of Ethiopia (CSA), this woreda has a total population of 290,082, of whom 200,675 are men and 89,407 women. While 12,or 15.43% are urban inhabitants, a further 217,561.5 or 75% are pastoralists. 100% of the population said they were Muslim.[1] This woreda is primarily inhabited by the Aden-khayr and alinasir yusuf clan of sub reer Abdille of larger Ogaden the Somali people.

Notes

  1. ^ Census 2007 Tables: Somali Region, Tables 2.1, 2.4, 3.1 and 3.4.